Taliyaha Heyadda NISA oo ka hadlay geeridii ku timid Jen. Max’ed Warsame Darwiish

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, marxuum Maxamed Warsame Faarax (Darwiish) oo maanta ku geeriyooday dalka Jarmalka. Mahad Salaad ayaa xusay doorkii muhiimka ahaa ee uu Janaraal Darwiish kasoo qaatay dib u hawlgalinta hay’adda Nabad Sugidda, … Continue reading Taliyaha Heyadda NISA oo ka hadlay geeridii ku timid Jen. Max’ed Warsame Darwiish